Siyaasi Caan ah oo madaxda dowlada ku tilmaamay Seef la bood aan laheyn khibrad Siyaasadeed (Daawo Sawirro)

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa xalay ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, xaflad balaaran oo ay magaalada London uu ugu qabtay dad isaga taageersan. C/raxmaan C/shakuur oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradsan dowlada ayaa hadalkiisa ku sheegay in nidaamka ay hadda ku socdaan Madaxda dowlada Somalia uu ka duwan yahay nidaamkii dowladihii … Continue reading Siyaasi Caan ah oo madaxda dowlada ku tilmaamay Seef la bood aan laheyn khibrad Siyaasadeed (Daawo Sawirro)